weerarkii dukhaymaha aha ee ka dhacay degmada jilib waxa ku dhintay
1) Saldhiga waxa ku dhintay 19 Qof oo uu kamid yahay amiirkii sal dhiga Xasan dhere iyo kuxigenkiisii macalin Cali iyo Maxaabiis 5 qof ah dhawucuna waa ilaa 8 Rux —–
2) degmada waxa ku dhibtay 9 Rux oo Uu kujiro maclin tababarre laguna magacabo Husen Xayle
3) xaruntii mutafajiradka ama qaraxyada waxa ku dhintay 53 Maclin oo qaraxa yaqana wana tiradii ugu badned ee macalimiin ah ee ku dhimata xarun waxa kalo ku Burburay xarun qarax
4) xaruntii ciidamada ee 450 kujiren waxa ku dhintay 279 Askari iyo sarakiil isku jira waxa ku dhawacmay inta la huno 44 Qof
ma aha markio ugu horaysay ee tira inta la’eg lagu dilo xarun