FAAH FAAHIN DEG DEG AH: TELIYAHA AMISOM OO GAAREY KISMAAYO IYO AXMED MADOOBE OO DIIDEY IN UU LAKULMO UNA DIREY TELIYAHA NABAD SUGIDA JUBALAND.

0
97

Waxaa hada shir kasocodaa airportka Kismaayo shirkaasi oo udhaxeeyaha Teliyaha Guud ee Amisom iyo teliyaha Nabad suggida Jubaland.

Madaxweynaha jubaland Mudane Amed Maxamed islaam ayaa lasheegey in uu diidan lakulanka Teliyaha isagoona sheegey in darajo ahaan kasareeyo Teliye sidaa darteedana wakiil kayahay Teliyaha Nabad sugida Jubaland.

Dhanka kale waxaa gabi ahaamba ka huleeley Kismaayo musharaxiinta lamagac baxdey isbedel doonka Jubaland waxaana lasheegaya in musharax Seeraar keliya halkaasi joogo oo inta kale ay kala aadeen Nairobi iyo muqdisho.

Shirka wuu socodaa wixii ka soo baxa isha ku haay Tebiyenews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here