Gasaara Guthy I Gawaawiing Kooyeny Guntiiyaa Bahaase.

0
53

Soomaali Maxaa Waxay Ku Maah Mahaataa Ninkii Dhoof Ku yimid Baa Geeridu Dhibeysaa” Gasaara Guddy I Gawaawiing Kooyeny Guntiiyaa Bahaase” micnaha waxaa yimid dadkii dhulka lahaa waxaa bixi doona wixii Sida qaldan ku yimid sikastoo iyo meel kastaba.

Maqaalkaan waxaa ka horeeyey wareegto oo uu ku saxiixnaa Faracii Boqor Maadoow oo ahaa BoqorkiiSoo dejiyey Kuwa hada Sheegta Lahaanshaha Dhuleed ee Geddo Madaxweynihii GANANE STATE Mudane:Nuur Maxamed Macalin kaasoo dhahayey Mariixaan & Ogaadeen Maatidooda Hanagala Baxaan, tani waxay ku tuseysaa in “DHUL MARKAS UU USOO HARO NINKIISA”
hadaba waxaa lagu wadaa in dhulkii GANANE uu kusoo laabto nabadii Barwaaqadii, Boqortooyadii & Bilicdii lagu kasi jirey kol hadii ay tabaabadaan wanaagsan ay bilowdey Dowlada GANANE STATE, taasoo taageeradeeda looga fadhiyo Walaalaha DM oo isku duuban.
Qoraha Maqaalkaan Abowasharow wuxuu Ta’kiidinayaa in la taageero Faracii Boqrtooyooyinkii Dalka maamuli jirey , oo hada dhistey GANANE STATE, wuxuuna aad u rajeynayaa Asharow In Taageerada ugu Xoogan ee Maamulkaan ay ka imaan doonto Walaalaha SOOMAALIBAANTUUDA Oo ku amaanan sida ay ugu dhegen yihiin AFKOODA HOOYO oo Ah kan MAAY-ga Ay ku Hadlaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here