Dulmanaha dantiisa garan !

0
9

Xisbiyadii ka jirey Koonfurta Soomaaliya xurnimadii ka hor iyo habkii doorasho ay ku taamaayeen si dimuqraadi ah la isu doorto ayey waxay aheyd u codee ciddii aad rabto laakiin codbixin (vote for whoever you want but vote )sida maanta ay tahay iyo cadaalada darada muga weyn ee ka jirta siyaasada Soomaalida oo ah jalaafo aan dhamaad lahayn.
Waxay ahayd 1956 markii ay soo jeediyeen fedraalisim xisbayadii kala ahaa Hizbia iyo Groppo Afgoi Audegle, qowmiyada Digil iyo Mirifle iyo qabaal`ilo kale ay wada degaan degaan weyna Koonfurta Soomaaliya ilaa xuduudaha Kenya iyo Itoobiya.
Sooyaalka taariikhda siyaasada ee maanta Soomaaliya wey ku dulman yihiin dhan walba waana sababta ay u tabanayaan cadaalad daro soo jireen ah iyo iyagoo ah kuwo si fudud loo kala furfurey.


Hadaba dulmane goormaad kusoo baraarugaysaa inaad iska qaado dulmiga gaamurey waa in la helaa midnimo dhexdiina ah hadii kale waa xikmadii aheyd shini dagaalsan malabkeeda dayacan.qoraalo taxane ah ayaanu kusoo qaadan dooaa maqaalka Dulmanaha dantiisa garan dhibanayaasha aan dhibkooda ka hadal ka aridan mustuwaha siyaasada ka jirta waqti aanu joogno takoorida luqada hodanka ah (SomaliMay ) dhulka hodanka ah oo Rabi ku maneystey ku ah qaxooti gudaha dalka (Domestic Refugees) waxaa haboon naad garneyso Diiniyan iyo maadiyan waxa aad xaq u leedahay inaad ka dhiidhiso gunimo gumeysi ayaa ka roon tasho mise waa laguu talin.
Bal wax ka ogow 10 xisbi ee waagaa jirey yo sidey isu raacsanaayeen maadaama dhalinyaradii xornmo u dirika aheyd badankoodii ay ku midoobeen ( Somali youth liberation SYL)

Giovani Bagiuni (baguni Youth) Groppa Afgoi Audegle
Hizba Digil e Mirifle Unione Giovani Benadir
Le dei Giovani Samali (SYL) Sei Scidle(Shiidle)
Partito Democratico Alula Partito DemocraticoSomalo
Unione Giovani Somali Huaia Unione Marehan

Qalinkii: Ukash Sugow ukash37@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here