Dowladda Soomaaliya Oo Shaacisay Kiisas Cusub Caabuqa Covid19

0
18

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo la xariira Caabuqa Covid19, waxaana 24-kii saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19  guud ahaan wadanka 637 qof.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Sooamaaliya ayaa waxaa ay sheegtay in laga helay caabuqa 127 qof oo ku kala sugan Magaalada caasimadda ah ee muqdisho iyo Gobolada dalka.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19  guud ahaan wadanka: 637

– Laga Helay: 127

-Banadir: 126

– Hir-Shabelle: 1

– Lab: 73

– Dhedig: 54

– Dhimasho: 9

-Tirada Guud ee Laga Helay: 5,500

-Bogsashada Guud: 3,750

-Dhimashada Guud: 172

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here