Dowladda oo shuruud ku xirtay in dalka lagu soo celiyo Soomaalida ku xanibay Suudaan

0
16

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan ayaa shaacisay inay wado qorsho ah in duulimaad gaar ah lagu soo qaado qof walba ee Soomaali ah ee doonaya in dalkiisa agu soo celiyo, iyada oo ay la socdaan Shuruudo dhowr ah.

Qoraal kasoo baxay Safaarada oo ku socday dadka doonaya inay Soomaaliya kusoo laabtaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay Afar Sharuudood iyo in qof walba ay waajib ku tahay in laga baaro Cudurka COVID-19 si loo hubiyo badqabkiisa.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Safaarada iyo Shuruudaha laga doonayo dadka doonaya inay Soomaaliya dib ugu soo laabtaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here