Dowladda Iiraan oo loogu baaqay in ay ku soo laabato heshiiskii Niyuklerka ee 2015-kii

0
13

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Faransiiska, Jarmalka iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa ka qeybglalay kulan ka dhacay magaalaa Baariis oo looga hadlaayey amniga guud ee Gobolka Bariga Dhexe iyo xaaladda dalka Iiraan.

Kulankaasi oo dhinaca qadka Internetkauu uga qeybgalay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Mareykanka,waxaa bayaan ay soo saareen ay ku sheegeen in maamulka Tehran ay ku soo laabtaan u hoggaansamida heshiiskii nukliyeerka ee la gaaray sanadkii 2015.

Bayaankoodu ayaa sidoo kale lagu sheegay in Iiraan ay tixgaliyaan fursadda diblomaasiyadeed ee la cusbooneysiiyay,waxayna intaa ku dareen inay dhammaantood wadaagayaan ujeeddada Iiran ee ku soo laabashada “u hoggaansamida  heshiiska.

Wasiiradu waxay muujiyeen walaacooda ku saabsan talaabooyinkii ugu dambeeyay ee Iran ay ku soo saarayso Yuraniyamka boqolkiiba 20 iyo macdanta birta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here