DOWLADA SOOMALI OO SHAACISEY SHAQSI LOOGA SHAKISAN YAHAY IN UU XADEY IMTAXAANKA.

0
29

Shir jaraa’iid uu qabtey teliyayaha ciidanka booliska soomaaliyeed Bashiir Cabdi Moaxmed ayaa shaaciyey magaca shaqsi lagu tuhumey in uu xadey imtaxaankii wasaarada waxbarashada.

Eedeysanaha lasoo qabtey oo magaciisa lagu sheegey Jamaaludiin Xasan Xersi 29 jir ah, ayaa waxaa lagu soo qabtey howl galo ay sameeyeen ciidanka booliska soomaliyeed amaanta gelinkii hore.

Arita imtaxaanka laxadey ayaa fadeexad wayn ku noqotey dowlada soomaaliya waxeyna muujineysaa arintaan habacsanaanda iyo masuulid darada hay’adaha dowligaah iyo dadka loo dhiibo aan aanu eheen dad qaadi kara masuulida.

Xukuumada soomaaliya ayaa lagu eedeeyaa in ay ka cararto dadka aqoonta uleh dowlad nimada iyo aqoonyahanada soomaaliyeed ee wax kusoo bartey dalka dibadiisa iyo guduhiisa, taas oo ugu gol leeyihiin in ay xilalka dadka umagacaabaan xoos joogayaal unoqodaanhalkii ay qaranka ugu adeegi lahaayeen. Sikastaba ahaatee  dadka soomaaliyeed ayaa kadhur saguya talaabada laga qaadi doono wasiirka wasaarada waxbarashada soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre oo ladaalaa dhacaya fadexadii kasoo wajahadey imtaxankii laxadey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here