Ila wareedyo ku sugan Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Muqdisho Online usheegay in lakarantiilay dhamaan rakaabkii saarna Ethiopia Airline iyo shaqsi taabtay Boorso ay wateen Rakaabka,
Arrintaas ayaa timid kadib markii la helay xog soo baxday taaso tibaaxeysa in DFS iyo Ethiopia ay ku howlan yihiin ineey Soomaaliya soogaliyaan Caabuqa Coronavirus oo lo yaqaano COVID-19,
Dowlada Somaliland waxaay qaadatay Talaabo masuuliyad ku dheehan tahay taaso ay uga hortageeyso caabuqa Coronavirus, isla markeedana ay ilaalineyso badqabka Nolosha Bulshadeeda ee Somaliland.
Sido kale Puntland waxaa la gudboon ineey katashato qorshaha guracan we DFS kudamacsan tahay ineey dalka usoo dhoofiso caabuqa Coronavirus.