DOWLADA FEDERALKA GEERIDA ROOBOW MAQARINEYSAA?

0
188

waxaa isa soo taraya warar is khilaafasan oo kasoo baxaya xaalada abuu mansuur uu ku sugan yahay.

waxaa warbaahinta qaar baahiyeen in uu geeriyoodey sheekh mukhtaar Robow oo ahaa musharax utaagnaa Qabashada Xilka madaxweynaha KGS halka qaar kalana sheegaya in uu xaalad adag kujiro.

Dowlada soomaaliya ayaa lahseegey in xoog kusoo qabatey ayadoo isticmaaleysa Ciidamo Itoobiyaan ah.

wareysi uu bixiyey mid kamid ah eheleda Robow ayuu kusheegeyin loodiidey in ay ogaadaan xaaladiisa tan iyo intii lasoo xirey.

“xitaa waxaa loo diidey in xaaskiisa booqato, wuxuuna sisharci daro ah gacanta dowladu ugu jiraa mudo lix bilood ah”

waxaa sidaas yiri mid kamid ah ehelada Robow oo sheegey in uu ka walaacsan yahay xaaladiisa isla markaana aanu sheegi karin nolol iyo geeri.

wararka qaar ayaa sheegaya inuu geeriyoodey waxaana weli beenindowlada soomaaliya oo gacantaku haysa musharax roobow.

dadka qaar ayaa aamusnaanta dowlada ku tilmaamey in ay xoojineyso shakiga laga qabo nolashiisa.

ehelada sheekh Robow ayaa codsadey in nolol iyo geeri meel lagu sheego abuu mansuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here