MUQDISHO(TEBIYENEWS)-Madaxweynaha dalka mareykanka Donald Trump ayaa goordhow gaarey Sohdinta sida weyn hubka ugu caagan ee udhaxeysa Kuuriyada waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed.
Safarkaan ayaa horey loo qorsheyn waxaana madaxweyne Trump bogiisa Tweeterka kusoo qorey in uu gaarey halkaasi saakii hore.
Madaxweynaha kooriyada koonfureed ayaa arintaan kutilmaamey is gacan qaad nabadeed oo soo afjareysa khilaafka labada dal.