Deegaanka dhiin-waris oo dhanka koonfur kaga beegan Magaalada dhuusa mareeb ayaa lagu xasuuqey dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Maalin kahor ayey eheed war kasoo bahey ahlu suna kaas oo loogu hanjabayey dad soomaaliyeed oo kasoo jeeda deegaanada koonfur galbeed.
Dadka kasoo jeeda koonfurta soomaaliya ayaa lagu dhibaateeyaa dhamaan deegaanada kale ay tagaan ayagoo loola dhaqmo sidii dad aan soomaaliba aheen waxaana dad dhibka geeysanaaya hantidoodu taalaa deegaanada koonfur galbeed.
Reer koonfur galbeed ayaa noqodey kuwa lagu dhibaateeyo magaca soomaaliyeed ayagoono loola dhaqmo sida oromada oo kale.
Dadka koonfur galbeed loola dhaqmaa sida qoomiyada rohiinga ayagoo maamulkoodana dad kale lakeensado oo aan ladooran karin waxna sooran karin.