DHUUSAMAREEB(TEBIYENEWS)-WASIIR SABRIYE OO GAAREY DHUUSABAREEB.

0
64

Waxaa goordhow kasoo degey Caasimada Galmudug wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha iyo dibuheshiisiinta dowlada soomaaliya mudane Cabdi maxamed Sabriye.

Garoonka oo markii hore lawareegey ciidamo katirsan madaxtooyada Galmudug ayaa marmii danbe waxaa dib ula wareegey ciidanka ahlu sunna ayagoona kusoo dhaweeyey wasiirka.

Xaalada magaalada waa ay degantahay waxaana hada muuqata in ahlu sunna gacansaar layeelatey dowlada federalka soomaaliya.

Madaxweynaha galmudug ayaad moodaa in dagaalku ku keli noqodey waxaana hada muuqata in dowlada federalka ay maamuli doonto doorashada galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here