DHUUSAMAREEB(TEBIYENEWS)-MAAMULKA GALMUDUG OO AMAR DUL DHIGEY DADKA KASOO JEEDA KOONFUR GALBEED KUNA AMREY IN AY KABAXAAN….

0
33

Teliyaha nabad sugida Galmudug oo ah shaqsi aad ugu dhow Sheekh shaakir ayaa caawa lasheegey in uu amar dul dhigey muwaadiniin soomaaliyeed oo kasoo jeeda koonfjr galbeed soomaaliya.

Teliyaha ayaa lasheegey in uu ku eedeyey shacabka kusugan halkaasi in ay yihiin kuwo argegixiso ah.

Shacabka koo fur galbeed ee kusugan deegaanadan ayaa waxaa lagu yaqaana ganacsi ayagoona inta la ogyahay deegaanka aanu wax dhib ah u geysan.

Mar aan isku deyney inaan lahadalno teliya ayaa noo suura galin waxaana arintaan dhibaato weyn ku tahay shacabka koonfur galbeed iyo gal midug ayadoona sababi karta aano qabiil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here