DHUUSA-MAREEB(TEBIYENEWS)GALMUDUG DURBA KA FALCELISEY ARINTII SHALEY KADHACDEY GURA-CEEL.

0
24

Waxaa maanta dhoolutus aad u weyn kadhacey magaalda guraceel oo sheley lagu qabtey nin katirsanaa alshaab oo doonayey in uu isku qarxiyo masuuliyiinta ahlusunna balse ciidamada ahlusunna ay gacanta kudhigeen.

TEBIYENWS ayaa horey idin kugu soo gubisey in siaasad lugta lagshey kiiskii shaley, waxaana maanta ciidamda galmudug ay soo ban dhigeen cududooda military.

Magaalda guraceel aya waxaa maanta lagu soo bandhigey ciidan iyo hub aad u faram badan kuwaas oo dowlada galmudug ku muujineysey awooda ay u leedhay sugidda amniga galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here