Waxaa maanta si toos ah ugu bilowdey imtaxaanka shahaadiga ah ee dowlad goboleydka Galmudug maxadax xukuumada dowada goboleydkasoomaaliyeed ee galmudug ayaa maanta si too ah u furey imtaxaanka shahaadiga ah ee sanadkan.
Sheekh maxamed shaakir oo ah awooda labaad ee galmudug marka laga reebo madaxweynaha ayaa sheegey in imtaxaanka galmudug ay mardanbe aan laga keeni doonin moqdisho waa sida hadalka u dhigaye.
Sheekh maxamed shaakir ayaa ardeyda galmudug iyo guud ahaan ardeyda soomaaliyeed u rajeeyey guul, waxaana sitoo ah maanta loo galey laba maado.
Arintaan ayaa waxaa waji gabax kunaqan doontaa wasiirka wasaarada waxbarashada soomaaliya ayadoo galmudugna noqon doonto maamulkii 2aad marka laga soo tago puntland.