DHAGEYSO: Xukuumada Kheyre Oo Howlgal Berri Ka Bilaabeyso Soomaaliland

0
7

Dawlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliland Howlgal Qorsheysan ka fulin doonto iyadoo dadka badan kood isweydiinayaan Howlgalkaasi.

Sida uu shaaciyey Wasiirka Beeraha Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid waxaa bilaabanaya Berri oo jimco ah Howlgal ballaaran oo ay fulineyso Dawlada Dhexe.

Deegaanada Soomaaliya ayaana laga buufin doonaa Ayaxa ku habsaday Dallag beereedyadii la abuuray fasalkii hore,sida uu wasiir Ciid sheegay.

Waxaa ka mid ah meelaha Howlgalka Buufinta laga fulinayo Soomaaliland oo hore usheegeen inaysan ka mid aheyd Soomaaliya kana go’een.

Hay’ada FOA ee Qaramada Midoobeey ayaa diyaarado Qumaati ukaca oo labo ah waxay ugu talo galeen inay buufiyaan Diyaaradahaas.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here