DHAGEYSO:-Xildhibaan Dhakool Oo Ka Hadlay Dilal laascaanood ka Dhacay Oo Lagu Eedeeyay March 28, 2020 0 76 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Linkedin Viber Xildhiban Dhakool, kamid ah Barlamaanka Maamulka somaliland ayaa ka hadlay Dilkii Taliyaha Sirdoonka Somaliland Cabdiqani Guhaad iyo Dilkii Gudoomiyaha Maxkamada Sool Xasan Sheekh Maxamuud oo Lagu eedeeyay Xildhibaan Dhakool.