Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ka gaabisay dhismaha maxkamad Dastuuri ah, xilli la qorsheynayo inay dhacdo doorasho qof iyo cod ah.