DHAGEYSO:-Wasiirka amniga Hir-Shabeelle oo ka hadlay waxa ka jira in dad loo qabtay dhacdadii Gololey

0
62

Guddiga dowlad goboleedka Hir-Shabeelle u qaabilsan baaritaanka dadkii lagu laayey deegaanka Gololey ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegay in xogo muhiim ah oo ay heleen ay muujinaayaan in la heli karo faahfaahino ku saabsan dadkii ka dambeeyay falkii lagu laayey dhakhaatiirtii deegaanka Gololey.

Wasiirka amniga Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa sheegay in haatan ay helayaan cadeymo hor dhac ah, isla markaana sida ugu dhaqsiyaha badan ay warbixin dhameystiran u soo saari doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here