Dhageyso:-Wasiir Sabriye” Dadka Muqdisho waa inay helaan xaquuqdooda”

0
41

Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha ee Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxa uu ka hadlay muhiimada ay lee dahay maqaamka u gaar ah oo ay yeelatao Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in muhiimad gaar ah ay tahay in dadka Muqdisho ay helaan maqaam gaar ah,isla markaana ay xaliyaan waxyaabaha ay tabanayaan dadka Magaalada Muqdisho.

Waa arin muhiim ah in doodan la qabto islamarkaana la xaliyo baahiyaha ay tabanayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee reer Muqdisho waxaan uga mahadcelinaaya wasaarada Dastuurka sida ay isaga xilsaareyso howlaha kusaabsan maqaamka Muqdisho”.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here