DHAGEYSO: Wariye Coldoon Oo Hal Qof Shaaciyey Inta uu Xirnaa La Xanuunsaday

0
10

Wariye C/maalik Muuse Coldoon Oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa markii lasoo daayey Xabsi uu ku xirnaa Sanad iyo Afar bil kadib isagoo ka warbixiyey Arimo dhowr ah.

Waxay ubadneyd Mahad celin iyo dadkii ka hadlay Xarigiisa uu sheegay in C/maalik Coldoon kaga mahad naqayo.

Si gaar ah waxa uu ugu mahad celiyey Hooyadiis uu shaaciyey inta uu xirnaa sheegay in ay la dareemeysay oo murug badan ay qabtay.

Madaxweyne Biixi ayuu sheegay in sidoo kale Cafiskii uu usameeyey uu ka mahad celinayo,Dhamaan Hay’adaha udooday iyo dadka firqa firqada ahaa xarigiisana ka dhiidhiyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here