DHAGEYSO:-Wafdigii DF Somalia oo Qaadacay Qodobadii Shirkii Garoowe iyo Go’aano ay soo saareen

0
21

Wasiirradii iyo Xildhibaannadii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka qeyb-galay Shirweynihii Puntland ayaa goordhaweyd Garoowe shir ku qabtay waxay ka soo saareen qodobadan.

1.Waftigu wuxuu qaadacay qodobadii shirka ee quseeyey dowladda federaalka, iyaga oo sheegey in aysan ka turjumayn doodihii iyo soojedinadii shirka.

2.Waftigu waxay sheegeen in ay ka xunyihiin ereyo ay ku tilmaameen qadaf oo loo gaystay dowlad-goboleedyada kale.

3.Waftigu waxay soo dhaweeyeen socdaalka madaxweynaha Puntland ee magaalada Muqdisho.

4.Waxay bogaadiyeen Shacabka Puntland iyo go’aamadii shirka intii qusaysay midnimada iyo horumarka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here