DHAGEYSO: Wafdi Cadaan Ah Oo Ka Degay Kismaayo & Xogta Laga Helay

0
15

Wafdi ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobeey Qaarkood ayaa waxay ka degeen Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay kula kulmeen Xubno katirsan Mas’uuliyiinta Jubbaland.

Wasiirka Caafimaadka Jubbaland Mudane Mursal Khaliif ayaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay wafdi ka socday Qaramada Midoobeey gaar ahaan xafiiska hormarinta bulshada UNFPA iyo saraakiil ka socotay afar safaaradood oo midowga Yurub ah

Waxay wafdigan booqdeeen Cisbitaalka guud ee Kismaayo, xarunta tababarka umulisooyinka iyo dhismaha wasaaradda caafimaadka, shir socday saacad ayaa looga wada hadlay hirgellinta mashaariicda hormarineed ee dhanka caafimaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here