DHAGEYSO: Tobban sano kadib xusuusta qaraxii huteel Shaamo

0
13

Maanta waxay ku buuxdaa toban sano markii qarax uu ka dhacay hoteelka Shaamo ee magaalada Muqdisho, xilli ay ka socotay xaflad qalin jebin ah.

Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo ay ku jirana ardaydii qalin jebinaysay, suxufiyiin, wasiiro iyo dhaqaatiir.

Maxamed Colaad Xassan oo tifaftire ka ah idaacadda VOA-da ayaa maalintaa ka mid ahaa dadkii Xafladda fadhiyay ee qaraxa ka badbaaday.

Waxbixintan ayaa dib ugu eegayaa wixii dhacay maalintaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here