Dhageyso:-Shacabka Muqdisho oo olole doorasho ku tilmaamay wada-hadallada Somaliland

0
6

Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in dalka Jabuuti uu shir uga furmo madaxda Dowladda federaalka iyo Soomaaliland,waxaana shirkaasi furaya Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Dad badna ayaa siyaabo kala duwan waxaa ay au arkaan in xilligaan Madaxda Dowladda Soomaaliya oo muddo xiloodkooda uu geba-gabo yahay inay Soomaaliland raadiyaan ay madaxda dowladda halka kuwo kale u arkaan inay leeyihiin dano la xiriira olole doorasho.

Hadaba qaar kamid ah Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegeen in muddo xileedka Madaxda Dowladda oo dhamaad ah in wada-hadallo lala furo Soomaaliland ay u arkaan in dano siyaasadeed laga leeyahay halka kuwo kale ay u arkaan shirkaasi mid wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here