DHAGEYSO:-Senator Nuuro Oo Ka Hadashay Dagaallada G/Sanaag

0
7

Waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee loo jedinayo beelo walaalo ah oo saacadihii la soo dhaafay ku dagaalamay qeybo kamid ah gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.

Senator Nuuro Faarax Jaamac oo ka mid ah Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday maleeshiyaadka diriraya inay xabada joojiyaan, islamarkaana ay wax weliba ku dhameeyaan wadahadal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here