DHAGEYSO:-Sedex wiil oo isku qoys ah oo ku dhintay DDSI

0
7

Seddax wiil oo isku qoys kasoo jeeday ayaa ku dhintay Baraag ay ku dheceen oo sida la sheegay ay biyo ku jireen.

Wiilashaas oo dhamaantood ahaa ilmo aan qaan gaarin ayaa ka dhashay qoys reer guuraa ah oo ku nool deegaan lagu magacaabo Laascaanood oo hoos taga degmada Shillaabo gobolka Qoraxey ee dowlad deegaanka Soomaalida

Wiilasha dhintay ayaa kala ahaa labo isla dhalatay iyo mid ay Adeer u ahaayeen labada isla dhalatay, waxaana lagu kala magacaabi jiray.

  1. Xongor Iraad Cabdi Diini oo 7-sano Jir ahaa,
  2. Jaamac Iraad Cabdi Diini 6-sano Jir ahaa, iyo
  3. Saadaq Dhuxul Cali Cabdi Diini oo isna 4-sano jir ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here