DHAGEYSO:-Sayid Aadan Oo Beeniyey Inuu Wadahadal Kula Jiro DFS

0
7

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay la i’sla dhex-marayey baraha bulshada oo ku aadan in wadahadal uu kula jiro xubno ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Sayid Aadan ayaa wararkaasi ku tilmaamay kuwa looga been abuurtay oo waxba kama jiraan ah, sida uu hadalka u dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here