DHAGEYSO: Sacuudiga Oo Xiriir Lasoo Sameysay Soomaaliya & Is Afgaradka

0
5

Dawlada Soomaaliya ayaa waxay ka hadashay Arimaha Xajka Ee Sanadkaan la diiday in Muslimiinta Caalamka ka imaanaya ay soo gutaan Ruknigaasi.

Waxa uu sheegay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Cusmaan Aadan Dhuuboow inay soo dhaweenayaan joojinta Xajka Sanadkaan.

Isagoo ka hadlayey Wasiirka Wareysi uu siiyey BBC SOMALI ayuu maanta sheegay in laga talo galiyey Dawlada Soomaaliya ka hor inta xanibaadaas Boqortooyada Sacuudiga gaarin.

Wasiir dhuuboow waxa uu sidoo kale sheegay in ay Muusimka Xajka arinta loo joojiyey tahay Saameynta Caabuqa Covid 19 Ee Dunida Aafeeyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here