DHAGEYSO:-Mursal Oo Baaq Muhiim Ah U Diray Shacabka Soomaaliyeed

0
7

Guddoomiyaha golaha shacabka, Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa xalay ka jeediyey munaasabad lagu xusayey aas aaska ciidanka Booliska oo ay ka qeyb galeen madaxda ugu sarreysa dalka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

Mursal ayaa sheegay inay muhiimad gaar ah leedahay wada shaqeynta ciidamada Booliska iyo shacabka, si looga hortago falalka liddiga ku ah nabad-gelyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here