Sida aanu Horay u baahinay Dawladda Kenya ayaa su’aalo Waydiisay Xildhibaano ka tirsan Baarlmaanka Kenya, oo laga soo Doorto Gobolka Soomaalida ee Waqooyi Bari, Waxaana markii ay soo Noqdeen Garoonka diyaaradaha ee Nairobi Xildhibaannada Su’aalo lagu waydiiyey Garoonka Diyaaradaha, Iyadoo lagu eedeeyay inay safar qarsoodi ah ku tagay Muqdisho.