DHAGEYSO:- Masuuliyiin katirsan Maamulka Caabudwaaq oo kormeer ku sameeyay xerada 35aad ee Caabudwaaq

0
5

Masuuliyiin katirsan Maamulka Caabudwaaq ayaa kormeer ku sameeyay xerada 35aad ee Caabudwaaq oo ay kusocoto Shaqo dib looogu furayo muddo 30 Sanno ah kadib

Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here