Gudoonka ku meel gaarka ah ee baarlamaanka Galmudug ayaa digniin culus wuxuu hawada u mariyey Axmed Ducaale Geelle Xaaf
Xasan Keynaan Xalane, afhayeenka ku meel gaarka ah ee Golaha Wakiilada maamulkaas, ayaa sheegay Xaaf uu yahay madaxweyne waqtigu ka dhamaadey.
