DHAGEYSO:-Madaxweyne Qoor qoor oo sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh

0
10

Madaxweynaha  Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay ka hadlay munaasabada xilka uu kula wareegayay ayaa waxaa uu sheegay in maalmaha soo socda uu aoo magacaabi doono gole wasiiro oo tayo leh.

Mr Qoor qoor ayaa sheegay in intii uu ku sugnaa deegaanada Galmudug uu ku guuleysatay xalinta tabashooyinkii ay qabeen siyaasiyiinta maamulka Galmudug.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Qoor Qoor ayaa sheegay in dhamamaan beellaha Galmudug loo qaban doono kulamo dib u heshiisiin ah.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Qoor Qoor ayaa sheegay in dhamamaan beellaha Galmudug loo qaban doono kulamo dib u heshiisiin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here