DHAGEYSO:-Madaxweynaha K/galbeed oo AMISOM u gudbiyey qorsho ka dhan ah Al-Shabaab

0
9

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed caqabada ka jirta kaliya ay ku hayaan Al-Shabaab,isla markaana degmooyin badan ay go’doomiyeen.

Waxaa u sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed uu xiligaan u baahan yahay in lagala Shaqeeyo sidii la isugu furi lahaa wadooyinka u xiran Al-Shabaab oo uu sheegay inay saameyn ballaaraan ku yeesheen degmooyinka Koonfur Galbeed qaarkood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here