Dhageyso Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeer Sameeyey

0
6

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta kormeeray xarun cusub oo ciidanka Xoogga dalka looga dhisayo gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Kormeerkaan ayaa waxaa madaxweyne Qoor Qoor ku wehlinayey xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Xarunta cusub ee loo dhisayo ciidanka qeybta 21-aad ee Xoogga dalka ayuu madaxweynuhu sheegay in la dardar gelin doono dhismaheeda.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here