Wararka ka imaanayo Maamulka Galmudug aya kusoo waramaya in saacadihii lasoo dhaafay uu xoogeystey khilaafkii u dhexeeyey Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal Kadib Markii ay isku fahmi waayeen kulamo ay uga wada hadlayaan magacaabis Wasiiro ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha Maamulkaasi