Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo dad xir xirey

0
5

Guddoomiyaha Maamulka degmada Xamarweyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaaadir ayaa sheegay in Maamulka degmada Xamarweyne ay wadaan qorsho ay  kula dagaalamayaan dadka ka qeyb qaadanaya nadaafad darrada Magaalada.

Wareysi uu siiyey Guddoomiyaha Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdsho ayuu sheegay in Maamulka degmada uu xabsiga dhigey tiro dad ah oo ka qeyb qaadanayay arrimo la xiriira nadafaad darrada,kuwaas oo uu sheegay in qaarkood la ganaaxey.

Waxaa uu digniin u direy dad uu sheegay inay ka madax adeegaan awaamiir kasoo baxdey Maamulka oo ku saabsan in aan qashin lagu shubin Xaafadaha degmada,iyaga oo fulinaya amarka Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here