Dhageyso Kenya Oo Lagu Eedeeyey Inay Xaalufin Ka Wado Gobolka Gedo

0
14

Korneyl Aadan Rufle oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda ayaa ku eedeeyey dowladda Kenya in xaalufin ba’an ay ka wado gobolka Gedo.

Rufle ayaa sheegay in ay xaansaneydo kheyraadka dhulkeeda iyo duur joobta gobolkaasi.

Sidoo kale wuxuu sheegay in haatan 16 Markab oo ay leedahay Kenya haatan ay ku sugan yihiin deegaanka Goob-Weyn ee gobolka Jubbada Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here