Dhageyso:-Jubbaland oo War kasoo saartay xaalada siyaasad ee ee dalka

0
5

Guddoomiyaha Baaralamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa sheegay in wajib ay tahay in ay wada hadlaan Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada ka jira dalka.

Isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Kismaayo ayuu sheegay in wadatashi ku saabsan doorashooyinka dalka in la galo ay tahay mid wanaagsan oo looga gudbi karo caqabaha siyaasadeed ee jira.

Guddoomiyaha ayaa bogaadiyay baaqii Aqalka Sare kii Safaaradda Mareykanka,isaga oo xusay in ay arrimahaasi muujinayaan sida ay madaxda dowladda xubnaha ka ah dowladda dhexe ay ugu diyaarsanyihiin in laga tashado mustaqbalka iyo horumarka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here