Dhageyso:-Jubbaland oo ku dhawaaqday howlgalka dhan ah Al-Shabaab

0
13

Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen inay kordhin doonaan howlgallada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubbooyinka.

Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland Aadan koojaar ayaa sheegay in Al-Shabaab lagala wareegay deegaano dhowr ah oo xilligaan dhibaatooyin culus ay ka jireen,hayeeshee Ciidamadu au la wareegeen.

Sidoo kale taliyaha waxaa uu hadalkiisa intaasi ku darey in Jubbaland ay bilaabeysohowlgallo kale oo deegaano badna looga saarayo Ururka Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here