Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Gobolleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid aadan iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig Saxaafada la hadlay ayaa si adag u cambaareeyay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, kaas oo Gaf u gaystay mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed ee Ree Jubbaland isagoo hadlayay shirka golaha Amniga Qaramada Midoobay.
Arintaan Ayaa abuurtay Xiisad cusub iyadoo weli Dawlada Soomaaliya weli ka jawaabin Codsiga ay soo dirtay Jubbaland.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA