Dhageyso Gudoomiyiha Xisbiga Muqtaar Rooboow oo Gurigiisa lagala baxay.

0
60

Ciidamada Mileteriga Soomaalia gaar ahaan koofiya casta oo u xogaaminyaayo Saadaq Joon ayaa waxa ay Xabsiga dhigeen Gudoomiyaha Xisbiga Amniga iyo Cadaalada Yuusuf Xasan Mursal waxaana Xisbigaa hogaamiye ah Wadaadka u xiran Dowlada Federaalka Soomaalia ee Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu mansuur.
Xisbiga Amni iyo Cadaalad waxa uu kamidyahay Xisbiyada Dalka kajira waxaana hogaamiya Muqtaar Rooboow oo Xabsi ugu jira Dowlada Federaalka Soomaalia.
Xariga Musculka ayaa yimid kadib markii uu gudoomiyuhu sheegay kol hore in uu Dowlada kadalbaday in ay siideeyaan Muqtaar Rooboow waxaana Maanta Timid in Gurigiisa lagu boxo Gudoomiyaha Xabsigana ladhigo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here