Gudoomiyaha gobolka banaadir ah duqa moqdisho cumar maxamuud maxmed cumar finish oo ka qeyb galay munaasabad ka dhacday moqdisho ayaa gudoomiyaasha degmooyinka gobolka ku canaantay in gudoomiyihii dagmadiisa dhib uu ka dhaco soona qaban waaya qofkii falkaas geesta uu xilka ka qaadi doono taasina ay tahay in gudoomiya walba uu degmadiisa hor mariyo waxaana uu tilmaamay in isaga uu nin miliyiri ah u magacaabi doono hadii ay shaqeysan waayaan gudoomiyaasha degmooyinka gobolka banaadir
Hadalkaan uu jeediye cumar finish ayaa imaanaya iyadoo wali degmooyinka qaar ee gobolka banaadir aan gudoomiyeyaal loo magacaabin waxana jira in cumar finish laga sugaayo dardar xoogan oo ah sidii caasimada dalka loo hormari lahaa.