DHAGEYSO:-Galmudug Oo Xirtay Dhamaan Goobaha Waxbarashada

0
6

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta Galmudug ayaa maanta albaabada isugu laabtay dhammaan goobaha waxbarashada ee ku yaalla deegaanada maamulkaasi.

Sababta loo xiray xarumaha waxbarashada ayey Galmudug ku sheegtay sababo la xariira ka hortaga cudurka Coronavirus oo kiis ka mid ah laga helay Soomaaliya.

Sidoo kale Galmudug ayaa shaacisay in goobaha waxbarashada ay xirnaan doonaan muddo labo todobaad ah, si loo fuliyo amarkii ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here