DHAGEYSO: Galmudug Oo Diiday In Haramacad Laga saaro Dh/mareeb

0
7

Magaalada Dhuuso mareeb Ee Caasimada Galmudug waxaa kusii qu qulaya wufuud kala duwan oo madaxda Maamul Gobolleedyada hordhac u ah.

Warar soo baxayey saacadihii lasoo dhaafay ayaa sheegayey in shuruud ay Madaxda Maamul Gobolleedyada ay keentay in Ciidanka Haramacad Ee Booliska Soomaaliya laga soo saaro Magaaladaasi.

Wasiirka Warfaafinta Dawlad Gobolleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa waxa uu sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Haramacad laga soo saarayo Dhuuso mareeb.

Waxa uu Wasiir Falagle sheegay sidoo kale in Berri oo Khamiis ah gelinka hor la filayo inay Madaxda Dawlad Gobolleedyada ay gaaraan Dhuuso mareeb.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA WASIIR FALAGLE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here