DHAGEYSO:-Dr Dufle Oo Sharaxaad Dheer Ah Ka Bixiyey Cudurka Coronavirus

0
47

Dr Cismaan Maxamuud (Dufle) oo ka mid ah dhaqaatiirta dalka ahna guddoomiyaha guddi hoosaadka caafimaadka, waxbarashada iyo arrimaha bani’aadanimada ee Aqalka Sarea ayaa ka warbixiyey waxa uu yahay Coronavirus, astaamahiisa iyo sida uu ku faafo.

Hoos ka dhageyso Faaf Faahinta Arintaas Ku Saabsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here