Milatariga Soomaaliya ayaa lagu waramay in degaano iyo degmooyin dhaca gobolka Shabeellaha Hoose ay ka wadaan howlgalo.
Dhaqdhaqaaqyadda ayaa la sheegay in ay si gaar ah uga socdaan nawaaxiga Qoryooley, Janaale iyo Afgooye ee gobolkaas.
Mustaf Maxamed, oo ka tirsan ciidamada, ayaa shaaca ka qaadey in ay dhaqdhaqaaqyaddaas ay ku beegsanayaan Al-Shabaab.