Dhageyso:-Dowladda oo sharci kasoo saareysa Khudaarta dibadda laga keeno

0
8

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Eng, Cabdullaahi Cali Xasan ayaa sheegay inay sharci kasoo saari doonaan joojinta khudaarta dibadda laga keeno,iyada oo dalka laga heli karo.

Wasiirka oo ka qeyb galay Barnaamij ka baxey Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono waxyaabah dalka laga dhoofiyo iyo kuwa la keenao,taa soo uu sheegay in sharciyo xakameynayo dhawan ay baarlamaanka ansixiyeen,isla markaana Madaxweynaha uu saxiixi doono.

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya ayaa sigaar ah waxaa uu diirada u sarey dhinaca khudaarta oo qaarkood dibadda ka yimaada sida dalalka deriska ah,waxaana uu sheegay inay joojin doonaan in dalka la keeno khudaar laga heli karo Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here